waxaan waynaheenu qorin oo aan qalinkii ahayn
inaad qawadaa ma fiicnee
noloshu qasab maaha oo qiyaasli i kuma wacnee
marnaba adigoon qadraay qalbiga xumo iigu qaban

hadaan qorma wacan yagleelay calafka qiimee walaal
dhigaana jacayl la qaybso

ha diidin qadarkii dhacoo adoon isba qoomamayn
quluubta ha badin xumaan
mar hore qalad aad gashiyo qisana adigoon xasuusan
naftani kaa quusatee qalbiga xuma ha iigu qaban

Exit mobile version