VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xamda kumee - Lyrics

Xulkii dumarkaay ku mee Xalaal dhaladeey ku mee Waan kuu xiisee ku mee Xageebad jirtaa ku mee Xiskaa ku tabee ku mee Naftaa ku xustee ku mee Xabiibti macaan ku mee Xalkii noloshaay ku mee Adaan ku xushee ku mee Qalbigaad xasishee ku mee Xamdaay quruxeey ku mee Ku mee xubiyeey ku mee Xigtiyo nasabeey ku mee Xaqdhawr mudaneey ku mee Maankaad xawishee ku mee Xageebaad jirtaa ku mee
Queue is empty
-- / --