VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Xamda kumee mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Yuusuf xaybaro
Xamda kumee

Xulkii dumarkaay ku mee
Xalaal dhaladeey ku mee
Waan kuu xiisee ku mee
Xageebad jirtaa ku mee

Xiskaa ku tabee ku mee
Naftaa ku xustee ku mee
Xabiibti macaan ku mee
Xalkii noloshaay ku mee

Adaan ku xushee ku mee
Qalbigaad xasishee ku mee
Xamdaay quruxeey ku mee
Ku mee xubiyeey ku mee

Xigtiyo nasabeey ku mee
Xaqdhawr mudaneey ku mee
Maankaad xawishee ku mee
Xageebaad jirtaa ku mee

codkii Yuusuf xaybaro