cunto waan cuni waayay
cawadii hurdi waayay
ceelaan ku dhacee
ku cariisamayee
miyaa ku cayman kare

CASIIS waynow iga caawi
cindigaya caan ahee
calafkayga ka yeel

cirka aa da'i waayoo
curad soo dhalanaaye
laguma ceeshi karee
waa cadaabta adunkee

Exit mobile version