VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Waa laygu maadsadaa - Lyrics

Waabaayo mariid Wadnaha kaa gaar- Tayee Wakhtigaa galo Waajib waaye inaan Uwadee Weli iyo wadaad Kaama wareejin Karaanee X2 Waadaantii jacelkee Iilasoo wadoo noqotee Wedkiisaa galay kii Weecihaayee X2 Wacad beena ma Roonee kuma Wanaajiyee Qofkii wali nuur Wax kashegtay Wiira wiiraaya ee X2 War janaad ma Waraabtee wali Geedee X2 Wadaantii jacelkee Iila soo wadoo noqotee Wedkiisaa galay kii Weeci haayee X2
Queue is empty
-- / --