VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Waa laygu maadsadaa mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Zulfa
Waa laygu maadsadaa

Waabaayo mariid
Wadnaha kaa gaar-
Tayee
Wakhtigaa galo
Waajib waaye inaan
Uwadee

Weli iyo wadaad
Kaama wareejin
Karaanee
X2

Waadaantii jacelkee
Iilasoo wadoo noqotee
Wedkiisaa galay kii
Weecihaayee
X2

Wacad beena ma
Roonee kuma
Wanaajiyee
Qofkii wali nuur
Wax kashegtay
Wiira wiiraaya ee
X2

War janaad ma
Waraabtee wali
Geedee
X2

Wadaantii jacelkee
Iila soo wadoo noqotee
Wedkiisaa galay kii
Weeci haayee
X2

codkii Zulfa