dareenkii naftaydoow
damqashada jacaylkuna
dakharuu i yeeloo
bad wayntu ila tagay
anigoon dabaal baranee
nafta doonistaaday
hurdadiiba diidoo
damacbaa la saratagay
dookhuna layaab male
da yarteena dahabka a
doorkoodiibaad tahee
dadkeenana dhamaantood
kaan ka doortaybaad tehee
in badan xagaygana
darajaad ka mudanteee
darmaankii naftaydoow
adigaan ku doortee
dadka kaala soo bexee
abidkaa ha iga tagin waligaa

Exit mobile version