Nasiibkaygiibaad tahay
Nolol kaan wadaagnoo
Nacayb ani kuuma qabo
Jacaylkana waa u nugulahay

Niyadeeda oo wacan
Maxaa naxli iyo been
Naaniibka u qaadata

Nooca dabeecada xumada
Ninka lama badali karo
Koleen wadar ku nuugee
Nadiif yaa ka dhigi kara

Nadaamkeena sheekada
Naftoo ku farxaysoo
Naxariista adaa ka qaaday
Jacaylkana iga nisqaanshay

Kii nuxurkii ogaa
Maxaa naxli iyo been
Naniibka aad u qaada

Exit mobile version