inaad boqol kaweyn tahay
bara dheer asaageed
ul lagala bixiyiyo
gaari bilan inaaad tahay
waa bayaaan been lama rabee
ifraax waa bayaa
inuu sidaa bisha
kaa baxo iftiin
adoon biya ismarin
inuu sidaa bishaa
kaa baxo iftin
yaa beenin kara
bilaneey ifrax bilaneey
garashiyo hanaan badaney
boqortooyadii hablahay
baxsaneey goobtaan ubogaay
boqraneey yartaan ubogaay

Exit mobile version