VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ikraan - Lyrics

waxaad tahay iitahay lubiga kifaax noloshayda kaba lamaantaydaad tahoo adaa layliya cishqiga adaa layliya ikraan lurkayga adaa ba shoo adaan libintayda qarin waxaad iittahay lugaha la aantood la joogsan karin lxaaadkiyo adhaxdaan libiqsi laga maarmi karin adaa love kana yaqaan laandheere jaceyl adaa ah laydhbaa iikaa martoo dareenkayga lushaa waxaad leexaysataa ikran xubnaha laamaha kuyaal ikran laandheere jaceyl adaa ah laandheere jaceyl adaa ah laandheere jaceyl adaa ah waxaad tahay iitahay ladnaan kuladhan noloshayda hanii labada dhaayood ayad tahoo adaa layliga adaa layliya adaa layliya ikran cishqiga laabtayda adaa dagoo kasheyda lahaadayee waxaad iitahay lugaha la aantood lajoogsan karin laxaadkiyo adhaxdaa libiqsi laga maarmi karin adaa love kana yaqaan laandheere jaceyl adaa ah laydhbaa iikaa martoo dareenkayga lushaa waxad lushaaa ikran laamaha lubigayga kuyal laandheere jaceyl adaa ah laandheere jaceyl adaa ah laandheere jaceyl adaa ah
Queue is empty
-- / --