VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Ikraan mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Zakariye Kobciye
Ikraan

waxaad tahay iitahay lubiga
kifaax noloshayda kaba
lamaantaydaad tahoo
adaa layliya cishqiga
adaa layliya ikraan
lurkayga adaa ba shoo
adaan libintayda qarin
waxaad iittahay lugaha
la aantood la joogsan karin
lxaaadkiyo adhaxdaan
libiqsi laga maarmi karin
adaa love kana yaqaan
laandheere jaceyl adaa ah
laydhbaa iikaa martoo
dareenkayga lushaa
waxaad leexaysataa ikran
xubnaha laamaha kuyaal ikran
laandheere jaceyl adaa ah
laandheere jaceyl adaa ah
laandheere jaceyl adaa ah

waxaad tahay iitahay ladnaan
kuladhan noloshayda hanii
labada dhaayood ayad tahoo
adaa layliga adaa layliya
adaa layliya ikran cishqiga
laabtayda adaa dagoo
kasheyda lahaadayee
waxaad iitahay lugaha
la aantood lajoogsan karin
laxaadkiyo adhaxdaa
libiqsi laga maarmi karin
adaa love kana yaqaan
laandheere jaceyl adaa ah
laydhbaa iikaa martoo
dareenkayga lushaa
waxad lushaaa ikran
laamaha lubigayga kuyal
laandheere jaceyl adaa ah
laandheere jaceyl adaa ah
laandheere jaceyl adaa ah

codkii Zakariye Kobciye