markaad qof wanagsan
nolosha la wadaagtid
qof wanagsan markuu
nasiinku ku siiyo
naftaada naftii fahmaysay
waxaad noqotaa nin buxa
hadaanan nafaqayn jaceylka
naftaadana dhowri wayo
anaan noloshaba aqoon
xabiibi noloshaba aqoon
inaad nasatoo agtayda
nashaad ku dareento weeye
hadaanan naxariis kusiinin
marwooy adi kuu nuglaanin
maxaan adi kaala noolahay
anigu adi kaala noolahay
oo aan anuu kaala noolahay

markaan la midowdid
nolosha lamidowdid
qof wanaagsan
ayaad nafistaa ileyne
nashaadka iyo faraxsanaanta
waxaad uheshaa nasiibe
hadaanan niyadaada dhowrin
dhib iyo naxdin kaala ilaalin
anaan nolosha aqoonin
macaaneye noloshaba aqonin
inaad nasatoo agtayda
nashaad ku dareento weeye
hadaanan naxariis ku siinin
marwooy adi kaala noolahay
maxaan kaala noolahay
macaneey adi kaala noolohay

Exit mobile version