VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Soo gal laabtan mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Xamdi bilan
Soo gal laabtan

Maxaan aawada u golon golay
Una goohayoon dartaa
uga go,ay hurdiyo gamii

Maxaa anba hawl I gaadhay
Guyaal baan aamusnaaye
Gubtaayada waan qabee
intaa Gabashaan ahaa

Gacanta laabtayda saar
Wadnaha guuxiisa maqal

Siduu adba kuu gariiro
Ayuu ana gaw yidhaahda

Maxaan kugu gaaf wareegay
Gadaal iyo hore u laabtay
Inteen guudka kaaga baaqay
Maxaan gacalow I dareemi wayday

Kun goor baan goostay sheego
Ku disi aan is idhi codkaagee
Waxaa ila hadhay go,aanka
Geed buu igu xidhay Go,aanku
Cabsina qof jacayl galaane

Wixii gudbay way tageene
Ha gocan hana soo xasuusan
Qalbigan Gogolo kuu diyaarsan
Soo gal laabtan kuu baahan
Aynu guusha gaadhnee
Goolal badan ma dhalinaa

codkii Xamdi bilan, Zakariye Kobciye