Tobankii sanaan kugu
Taami jiray hadii ay
Tageen faras tiiro dheer
Inaad tiig sataa kuma
Toosisee
X2

Dhankaad utalowdiyo
Taan kula jeclaa waa
Laba togoo waan kala
Tagnee x2

Qalbi taagma iyo niyad
Aanku tabin la iskuma
Tolee tagay kaa tagay
Aniguye telefoonka
Iidaa time kuuma hel-
Ayee x2

Tabcadaad wadiyo tab
Waxaad dhigteen ilatiig-
Sanayseen hadii ay tah-
Liil tufaan tiiranyadii
Rabi iiga tiray x2

Taa waxaan ka idhi
Dhagax tuujintiis dhibay
Kugu tahee tabashada
Ilow x2

Qalbi taagma iyo niyad
Aanku tabin la iskuma
Tolee tagay anigu kaa
Tagay telefoonka idaa
Ha igu taamin anigee
X2

Exit mobile version