hilaaciyo nuur baxaayaay
ma ila haysa halista caashaqa

hablaha kacay kali habooney ma ila haysaa
hir doogliyo hadhac qabowbeey ma ila haysaa
hoobaan rucubloo qalbigu ku hirtaay la haysa

hamiga kalgacal midaan la hayaay
heehaa
hubqaadiyo qurux midaan ka helaay
hanaan qurux ma ila haysaa

horjoogiyo hadal macaaniyo
ma ila haysaa halista caashaqa

haween gabigood hankayga dhisaay la haysa
hadaaqay hurdadii ka toosee ma ila haysaa
habeen iyo layl midaan ku hadraay la haysaa

Exit mobile version