VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dawladnimo - Lyrics

illaahay ku doori waa duco iyo habaar kii la doono waa laba daraa lee dawladnimadu waa darajiyo wanaag dawladnimadu waa nabada lagu dagiyo nolol iyo dal dheer dawladnimadu waa deeq ilaahayo dadka ugu galadayo dunidana ugu wacanoo dawladnimad la'aan waa duufaano daaduun ahow waana cudur wax dila mid inooga daran dadad dawlad iyo lahayn kala danbayn duni kama baxeen dardarane soomalaay dan guudiyo isku duubnideena iyo midnamada ha daayacin soomalaay dal qudhan ah dalka inoo ilaasha waligiin dad mida nahay diin qudha leenahay dawladnimaa ina deeqde danta guud inoo ilasha
Queue is empty
-- / --