VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Dawladnimo mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Zienab Labodhagah
Dawladnimo

illaahay ku doori waa
duco iyo habaar
kii la doono
waa laba daraa lee

dawladnimadu waa
darajiyo wanaag
dawladnimadu waa nabada
lagu dagiyo
nolol iyo dal dheer
dawladnimadu waa
deeq ilaahayo
dadka ugu galadayo
dunidana ugu wacanoo

dawladnimad la'aan
waa duufaano
daaduun ahow
waana cudur wax dila
mid inooga daran

dadad dawlad iyo
lahayn kala danbayn
duni kama baxeen dardarane
soomalaay dan guudiyo
isku duubnideena iyo
midnamada ha daayacin

soomalaay dal qudhan ah
dalka inoo ilaasha waligiin
dad mida nahay
diin qudha leenahay
dawladnimaa ina deeqde
danta guud inoo ilasha

codkii Zienab Labodhagah