Hoolahaagan guud iyo
danahaada gaarka ah
intaan soo  gudbinayaan
teedii Ka gaabshayee

Abaalkii aan kuu galay
Waxba adigoon ka gudin
Gafkii  kaaga yamid
iyo godabta boosniya
Waa laba gudboonooo
Garawsho waayee

Golahii barbaartoo
Geedkii jaceylkoo
Garbaa taa ka leeyahay

Jaceylkaaga maan gabin
Mana aan gafinee
Gargaar ii maadan geesaninee
Godoon baad igalisee

Haygu gaaf wareeginee
Geesuun anniga iga guur
Gafkii  kaaga yimid
iyo godabta boosniya
Waa laba gudboonooo
Garawsho waayee

Golahii barbaartoo
Geedkii jaceylkoo
Garbaa taa ka leeyahay

Exit mobile version